3-da Xiddig Ee Laga Reebay Abaalmarinta PFA Inkasta Oo Ay Qaab Ciyaareed Fiican Soo Bandhigeen Xilli Ciyaareedkii Dhamaaday Premeir League.

Waxa la soo saaray xiddigaha u tartami doona abaalmarinta PFA ee xiddiga ugu fiican xilli ciyaareedka iyada oo la shaaciyay 6-da xiddig ee u tartami doona abaalmarinta. Xiddigaha Ilkay Gundogan, Kev De Bruyne, Ruben Dias, Phil Foden, Harry Kane & Bruno Fernandes ayaa ah xiddigaha nasiibka u yeeshay in ay u tartamaan abaarlmarinta xilli ciyaareedkan. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII