4 Xiddig Oo U Sharaxan Kabtanimada Real Madrid Kadib Bixitaankii Sergio Ramos.

Wargeyska AS ayaa shaaca ka qaaday liiska Xiddigaha u sharaxan in ay noqdaan kabtanka Kooxda Real Madrid kadib bixitaankii Sergio Ramos. Real Madrid ayaa maalmo ka hor shaacisay bixitaanka kabatnakooda taariikhiga ah ee Sergio Ramos kadib 16 sano oo uu joogay kooxda waliba sanado badan u xidhnaa calaamada kabtanimada. Wargayska AS ayaa shaaciyay in ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII