5 Xiddig Oo Isaga Caraabi Doona Juventus Hadii Ay Seegaan Champions League.

Kooxda Juventus ayaa wajahaysa suurtagalnimo ay ku seegi karto champions League xilli ciyaareedka dambe kadib guuldaradii 3/0 ahayd ee ka soo gaadhay Ac Milan Sabtidii. Anrea Pirlo ayaa wakhti adag ku qaatay kooxda Juventus isaga oo kaliya 20 kulan guul ku hogaamiyay kooxda 35 kulan oo ay ciyaareen Serie A-da xilli ciyaareedkan. Guuldaradii ka soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII