Aaron Ramsey Oo Mustaqbalkiisa Juventus Go’aan Ka Gaarey (Miyuu Joogayaa Mise Waa Uu Baxayaa??)

Xiddigii hore ee kooxda Arsenal haatan ka tirsan kooxda Juventus ee dalka Taliyaaniga Aaron Ramsey ayaa lagu soo waramayaa in uu doonayo in uu baaqi ku sii ahaado kooxdiisa xili ciyaareedka dambe kadib hadal heyn badan oo ku aadaneyn in uu xiddigu kooxdiisa isaga tagayo. Xiddigaan reer Wales ayaa laba sanadood oo dhib badan ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII