Ac Milan 3-2 Hellas Verona: Milan oo guul gaartay kana soo kabsatay Labo Gool iyo Inter Milan oo la Garaacay

kulamo ka tirsan Horyaalka Serie A italy ayaa la ciyaaray iyadoo Kooxda Ac Milan ay guul Dirqi ah ka gaartay kooxda Verona kulan ka dhacay Garoonka San Siro. Ac Milan ayaa kasoo kabsatay labo gool oo deg deg ah kuwaasi oo qeybta hore looga hormaray Gool uu dhaliyay G. Caprari daqiiqadii 7aad iyo gool rigoore […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII