Ac Milan Oo Garaacday Juventus & Cristaino Ronaldo Oo Halis Ugu Jira In Uu Seego Champions Leaue Xilli Ciyaareedka Dambe.

Kooxda Ac Milan ayaa dhulka ku jiiday kooxda Juventus oo joogta garoonkeeda kulan ka tirsanaa horyaalka Serie A-da todobaadkii 35-aad ee xilli ciyaareedka. Ac Milan ayaa gaadhay guul ay u qalantay xilli ay Juventus o uu hogaaminayo Cristiano Ronaldo si weyn ugu dhibaatootay in ay soo bandhigto qaab ciyaareed fiican. Daqiiqadii 45+1-aad ee qaybtii hore […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII