Ac Milan oo Shaacisay Waqtiga lasoo bandhigayo Garoonkeeda Cusub

Madaxweynaha Milan Paolo Scaroni ayaa rajaynaya in Rossoneri ay dhawaan yeelato garoonkeeda cusub kaasi oo diyaar noqon doona 2025.’ Scaroni ayaa bixiyay warbixin ku saabsan garoonka cusub ee Rossoneri wareysi uu siiyay Radio Anch’io halkaas oo uu sidoo kale kaga hadlay bartilmaameedyada kooxda iyo kordhinta qandaraaska Franck Kessié. “Ma iloobi karo in Arbacada aan aadi […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII