Adama Traore oo ku sii dhawaanaya in uu ku biiro kooxda Tottenham

Xiddiga Wolves ayaa qarka u saaran inuu u dhaqaaqo waqooyiga London sida wararka ugu danbeeyay ay sheegayaan. Xiddiga garabka uga ciyaara Wolves Adama Traore waxaa ka go’an inuu dhameystiro u wareegista Tottenham ka hor inta uusan xirmin suuqa xagaaga – sida laga soo xigtay Cadena SER . 25 jirkaan ayaa ku amray wakiilkiisa Jorge Mendes inuu ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII