LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Ajay Devgn Bollywood-ka iyo 11-door oo waligiis lagu xasuusan doono (+sawiro)

Superstar Ajay Devgn waxaa lagu tilmaama aktarada ugu jiliinka wanaagsan bollywoodka waxaana uu fanka bollywoodka uu ka tirsan yahay  26-sano oo welina awood balaaran ku leeyahay fanka Hindiya.

Devgn waa atoore door walbo sameyn karo sidoo kalena heesto aflaan badan oo Blockbusters, Super Hits ilaa Big Hits noqdeen waxaa intaas u dheer inuu labo jeer National Film Awards ku guuleestay halka sedex jeer uu Filmfare Awards hantay iyo sanadii 2016 oo ay dowlada Hindiya siisay bilada Padmashri Award oo ah biladaha afaraad ee ugu darajada sareyso lana siiyo muwaadin Hindi ah.

Fadlan hoos kaga bogo 11-door oo Ajay Devgn waligiis lagu xasuusan doono:

Ajay – Zakhm

Tarang Bharadwaj – Deewangee

Yashwant Angre – Khakee

Bhagat Singh – The Legend of Bhagat Singh

Amit Kumar – Gangaajal

Vanraj – Hum Dil De Chuke Sanam

Gopal – Taxanaha Golmaal

Bajirao Singham – Taxanaha Singham

Sultan Mirza – Once Upon a Time in Mumbaai

Mallik – Company

Vijay Salgaonkar – Drishyam

Aqriste Doorkee Ugu Jeceshahay 11-ka Door Ee Ajay Devgn Waligiis Lagu Xasuusan Doono?????????

Source: laacib.org

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your e-mail address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII