LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Akshay Kumar Iyo Raveena Tandon Faraanti Ayee Isku Galiyeen Balse Isma Guursanin Arimahan Jiray Aawged!!

Akshay Kumar iyo Raveena Tandon xiriirkii 90-maadkii dhexmaray ilaa maanta waa mid laga sheekeyo inkastoo dadka badankooda ka warqabin xaqiiqada rasmiga ah ee ka dambeysa in xiriirkan bur buro iyo qofka sababtaas leh.

Horta Akshay Kumar waligiis saxaafada horteeda sharaxaad kagama bixin sababta isaga iyo Raveena ku kala tageen balse hadii la rumeysto oraahdii laga dhaxlay Raveena sanadkii 1999 sida tan ayee wax u dhaceen.

“Aniga iyo Akshay waqti dheer ayaan soo wada qaadanay wax walbo oo uu iga codsado waan u sameeyay oo ay kamid tahay in aan joojiyo sameeynta filmada maadama uu rabay isaga in aan u noqdo xaas guri joogto ah.”

“Waxaan isku nikaaxsanay Mandar ku yaala magaalada Mumbai waxuuna ii balan qaaday si rasmi ah oo shaac ka qaadis ah inuu ii guursan doono balse inta waqtigaas laga gaarayo aan qariyo nikaaxa iyo faraanti galiskaan qarsoodida ahaa.”

“Waan ka ogolaaday mudo 3 sano ah waan wada nooleen anago xiriirkan wadno sababta uu nikaaxan iyo faraanti galiska qarsoodi uu oga dhigay ayaa ahed si uu ku ilaalsado shaqadiisa iyo gabdhaha dunida taageeraha waalida u ah ileen nin guursaday gabar rabto maleh filmkiisana wey ka niyad jabee inee daawato marba wiilkii ay taageersaned misane jecleed haduu guursado naag kale.”

“Akshay aniga kaliya ima nikaaxsan faraantina iima galinin waxaan hubaa oo aan ogaaday in 3 gabdho kale uu faraanti u galiyay guurna u balan qaaday waliba Bollywoodka katirsan waa nin gabdhaha ku waalan wax mustaqbal ahna rabin aniga sidaas ayaa oga haray noloshiisa qariban.”

Hadalkaan Raveena 20 sano kahor ayee sheegtay waxaa la sheega In Kumar gabdho badan xiriiir la sameeyay kuwaaso uu guur u balan qaaday sida Shilpa Shetty, Ayesha Jhulka iyo kuwa kale xita Rekha xiriir ayee lahaan jireen.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Source: laacib.org

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your e-mail address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII