Albert Sambi Lokonga Oo Ku Dhaw In Uu Noqdo Xiddig Arsenal Ah.

Xiddiga khadka dhexe ee Albert Sambi Lokonga ayaa qarka u saaran inuu noqdo Xiddig Arsenal ah sida ay sheegayaan wararku. Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Anderlecht ayaa haatanba ogolaaday in uu ku biiro kooxda Arsenal iyada oo ay labada kooxood wax walba ka heshiiyeen. Sidoo kale xiddiga Albert Sambi Lokonga ayaa ku baasay tijaabada caafimaadka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII