Aleggri Ilaa Ancelotii & Sheekadii Ka Dambaysay Saxiixa Real Madrid Ee Tababaraha Cusub.

Real Madrid ayaa ku guuleysatay saxiixa Carlo Ancelotti kaas oo ay ka dhigatay tababareheeda cusub kuna badashay tababare Zinedine Zidane. Saxiixa Ancelotti ayaa yimid kadib dookhyo badan iyo wadahadalo badan oo ay kooxda Real Madrid samaysay todobaadyadii la soo dhaafay si ay ugu buuxiso booska Zinedine Zidane. Real Madrid ayaa wadahadalo la qaadatay tababarayaal badan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII