Ali Daei Oo Fariin U Diray Cristiano Ronaldo Kadib Markii Uu Jabiyay Rikoodhkiisii Taariikhiga Ahaa.

Halyeeyga reer Iran Ali Daei ayaa ugu hambalyeeyay Cristiano Ronaldo inuu barbareeyay rikoorkiisa dheer ee ah inuu yahay ciyaaryahanka ugu goolasha badan kubada cagta caalamiga ah. Xiddiga reer Portugal ee Ronaldo ayaa dhaliyay 2 gool oo rikoodhe ah kulankii uu xulka Portugal bar-baraha la galay xulka France kana tirsanaa tartanka Euro 2020. Daei ayaana fariin […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII