Alisson Oo Liverpool Ku Hogaamiyay Guul Wakhti Dambe Ah, Gool Ayuu Dhaliyay.

Kooxda Liverpool ayaa guul dirqi ah oo wakhti dambe ah ka gaadhay kooxda West Brom kulan ka tirsanaa horyaalka premier League waliba ahaa mid aad ugu adag Reds. Qaybta Hore: West Brom ayaa ciyaarta ku difaacanaysay 11 xiddig bilowgii ciyaarta iyada oo Liverpool ku dhibaatoonaysay in ay dhaafto difaaca kooxda West Brom. Liverpool ayaa maamulaysay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII