Amad Diallo oo ka Hadlay Hadii uu Amaah uga tagayo Manchester United

Amad Diallo ayaa Manchester United kaga soo biiray Atalanta suuqii xagaagii hore. 19 jirkaan ayaa inta badan ku qaadan doona xilli ciyaareedkiisii ​​ugu horeeyay inuu ka mid noqdo kooxda 23 jirada ee Man United. Laakiin wuxuu weli awooday inuu saftay siddeed kulan oo waaweyn, wuxuuna dhaliyay goolkiisii ​​ugu horreeyay ee Red Devils markii ay barbaro […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII