LIVE CHAT

USA 0017124326996

UK 03306061358

Sweden 0046840308879

SAFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

Amithab Bachchan, Hrithik Roshan , Varun Dhawan , oo hambalyo hawada u mariyeen kooxda dalka india ee Kings kuwaaso ku guuleystayn koobka dance-ga adduunka ( World of Dance)

waxaa in yar ka hor aan idin soo gudbinay warbxin ka hadlaysay kooxda The Kings oo ku guuleystayn koobka dance-ga adduunka ( World of Dance)

iyadoo dhawaan waxaa dalka America gaar ahaan magaalada New York lagu qabtay tartanka qoobka ciyaarka adduunka oo loo yaqaano ( World of Dance ) kuwaaso ay ku hartamayn 14 kooxo kuwaaso looga haray dhanka Dance-ga sida kooxda ka Socotay magaalada Mumbai ee Kings , Briar Nolet, Ellie iyo Eva , VPeepz, iyo kooxo kale oo badan

iyadoo kooxda Kings ee ka Socotay magaalada Mumbai oo ay ku guuleystayn koobka dance-ga adduunka maadama ay soo bandhigayn Dance ama ciyaar aan hore loo arkin

waana kuwa u u qalmayn inay ku guuleystaan tartankaas maadamaa ay soo bandhigayn bandhig aan innaba la rumeysan karin iyagoo kasoo gudbay wareeg walba ilaa iyo ugu dambayn oo ay gacanta ku dhigayn koobka dance-ga adduunka

haddaba guusha kooxda the Kings waxaa ka aamusi waayeen xidigaha bollywoodka oo uu ugu horeeya Mega star Amithab Bachchan isagoo hambalyo diiran hawada u mariyay kooxdan

fadlan hoos ka eeg fariimaha iyo hambalyada aktarada ugu caansan gudaha bollywoodka ay usoo dirayn kooxda The Kings guusheeda dance-ga adduunka

Amithab Bachchan

Hrithik Roshan

Varun Dhawan

Ritesh Dushmukh

Farah Khan

Source: laacib.org

AKHRISO: WARARKII Ugu dambeeyey

Leave a Reply

Your e-mail address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII