Ancelotti oo Xalay Keydka dhigay Hazard kana hadlay Sababta uu u badalay

Real Madrid ayaa bilowday ololaheeda Champions League ka dib markii ay 1-0 kaga badisay Inter Milan habeenkii Arbacada. Intaa ka dib, Ancelotti wuxuu ku farxay waxqabadka ciyaartoydiisa iyo qaabkii ay guusha u gaareen kadib gool uu ka caawiyay dhamaadka ciyaarta xidiga Rodrygo. Tababaraha Talyaaniga ayaa sidoo kale sharraxay beddelkiisa Hazard taas oo xaqiijisay fashilka xidigan. Waxa uu warbaahinta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII