Andre Onana Oo Looga Digay In Uu Ku Biiro Arsenal, Sabab.

Halyeeyga reer Holland Wesley Sneijder ayaa ku booriyay Goolhayaha Kooxda Ajax ee Andre Onana Arsenal, isagoo sheegay in Gunners ay hoos u dhacday sanadihii uu dambeeyay isaga oo u sheegay in uu ku biiro koox ka ciyaarta tartamada yurub sanad walba. Goolhayaha reer Cameroon ayaa ka tagaya kooxda Ajax xagaagan waxana si weyn loola xidhiidhinayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII