Andreas Christensen oo ka hadlay mustaqbalka Chelsea & wadahadalada qandaraaskiisa

Daafaca Chelsea Andreas Christensen ayaa ku rajo weyn inuu dhawaan heshiis cusub u saxiixo Stamford Bridge, iyadoo qandaraaskiisa haatan uu dhacayo dhamaadka xilli ciyaareedkan. Christensen ayaa muhiim ahaa tan iyo markii uu si joogto ah ugu soo biirayay kooxda koowaad ee Chelsea sanadkii 2017 kadib laba sano oo amaah ah oo uu ku joogay Borussia […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII