Anthony Martial oo badalay go’ankiisa Manchester United ee ku aadan Mustaqbalkiisa

Manchester United weeraryahankeeda Anthony Martial ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo inuu ka tago Old Trafford. Xiddiga reer France ayaa la rumeysan yahay inuu ka walaacsan yahay waqtiga ciyaarta uu heli doono kadib imaatinka Cristiano Ronaldo. Sida laga soo xigtay wargeyska Isbaanishka MadridistaReal , wakiilka Martial Jorge Mendes ayaa wadahadalo kula jira Paris Saint-Germain , […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII