Antoine Griezmann Oo Heegan Galiyay Kooxaha Premier League

Wakiilka weeraryahanka Barcelona Antoine Griezmann ayaa lagu soo waramayaa inuu wadahadalo la yeeshay kooxaha Premier League xilli ay jiraan warar ku saabsan mustaqbalka xiddiga reer France. Iyada oo Barcelona doonayso in ay iska iibiso xiddigeheeda ugu mushaharka badan Griezmann ayaa la fahamsanyahay in uu ka mid yahay xiddigaha ay kooxdu suuqa dhigtay. Atletico Madrid ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII