Antoine Griezmann Oo Ku Dhawaaqay Wakhtiga Uu Ka Caraabi Doono Barcelona & Horyaalka Uu Ku Biiri Doono.

Antoine Griezmann waxa wali heshiiskiisa Barcelona uga hadhay 3 sano laakiin waxa uu haatanba kashifay halka uu ku dhamaysan doono xirfadiisa ciyareed. Xiddiga reer France ayaa cadeeyay jacaylka uu u qabo in uu ka ciyaaro horyaalka dalka Maraykanka isaga oo dhawr jeer booqday dalkaas si uu u soo daawado ciyaaraha NBA-da. Haatan xiddiga Barcelona ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII