Antoine Griezmann Oo Saaxibo Ku Dhaw U Sheegay Kooxda Uu Ku Biirayo Haddii Uu Barca Ka Huleelo.

Wargeyska Sport ee Spain ayaa daboolka ka qaaday xog cusub oo la xariirta mustaqbalka Antoine Griezmann ee Barcelona Wargeyskaas waxa uu xusyaaa in laacibka uu ku war giliyay saaxibo ku dhaw oo Barca  ah kooxda uu doonayo in uu aado haddiiba ay dhacdo in Barca go`aan buuxa ku gaaraan iibkiisa Sport waxa ay tilmaameysaa in […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII