Antonio Conte oo Dalbanaya Mushaharka uu Sanadkii ka qaadanayo Manchester United

Antonio Conte ayaa lagu soo waramayaa in uu sanadkii mushaar ahaan u qaato 10 milyan ginni si uu u qabto shaqada kooxda Manchester United . Ka dib markii ay waji gabax kala kulmeen guuldarradii 5-0 ee ka soo gaartay Liverpool isbuucaan, Red Devils ayaa lagu soo waramayaa inay ka fekereyso inay ceyriso tababare Ole Gunnar […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII