Antonio Conte oo durba kasoo Muuqday Liiska Macalimiinta Badalaya Badalaya Mikel Arteta

Tababarihii hore ee Inter iyo Juventus Antonio Conte ayaa lagu soo waramayaa inuu ka mid yahay musharixiinta bedeli doona Mikel Arteta haddii Arsenal ceyriso. Sida laga soo xigtay The Telegraph, tababaraha reer Spain wuxuu heystaa shan kulan oo uu Gunners si guulo u gaaro ama loo Ceyriyo. Gunners ayaa xilli ciyaareedkan si adag ku bilaabatay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII