Antonio Conte Oo Hal Arin Uga Digay Xulka Italy Sidoo Kale Magacaabay Diciifnimada Xulka England.

Antonio Conte ayaa xulka Italy uga digay Halista xaaladaha hal-ka iyo Halka ee weerarka xulka England iyo waliba weeraryahanka Harry Kane laakiin sidoo kale waxa uu calaamadeeyay daciifnimo dhanka daafaca xulka England ka hor final-ka euro 2020. Xulalka Italy iyo Spain ayaa isaga hor iman doona final-ka euro 2020 Axada iyada oo labada xul midkood […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII