Antonio Conte oo ka hadlay Wararka Xanta ee lala Xiriirinayo Kooxda Arsenal

Kooxda Arsenal ayaa lagu soo warramayaa inay xidhiidh toos ah la samaysay tababaraha shaqo la’aanta ah ee Antonio Conte xilli ay ku jiraan raadinta bedelka Mikel Arteta oo cadaadis sii kordhayaa saaran yahay. Arsenal ayaa saddexdii kulan ee ugu horreeyay Premier League saddex guuldarro lasoo kulantay iyaga oo sagaal gool soo qaabilay isla markaana wax […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII