Antonio Conte Oo Ku Dhaw In Uu Ku Soo Laabta Premier League, Kooxdee Doonaysa?

Tottenham ayaa wada dadaal weyn oo ay ku dooneyso inay ku qanciso Antonio Conte inuu u dhaqaaqo waqooyiga London, waxaana lagu soo waramayaa inay u soo bandhigeen tababaraha Inter mushaar aad u weyn. Inkasta oo uu kooxda ku hogaamiyay horyaalka Serie A-da xilli ciyaareedkan hadana waxa jira warar sheegaya in uu Tababaraha reer Italy isaga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII