Antonio Conte Oo Ku Soo Wajahan Premier Leageu, Kooxdee Ayuu Hogaamin Doonaa.

Kooxda Tottenham ayaa lagu soo waramayaa in ay wadahadalo la bilowday tababarihii hore ee kooxda chelsea ee Antonio Conte si uu u buuxiyo booska tababarahimo ee ka banaan kooxda. Tababaraha reer Italy ayaa kooxda Inter Milan ku hogaamiyay horyaalka Serie A-da kadib markii uu 2 sano ka hor la wareegay hogaaminta kooxda waxana uu qabtay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII