Antonio Conte oo qarka u saaran inuu 15.5 milyan ginni Heshiis ah uu u saxiixo Tottenham Hotspur

Antonio Conte ayaa lagu soo waramayaa in loo soo bandhigay heshiis ku kacaya £15.5m sanadkii si uu u noqdo tababaraha cusub ee kooxda Tottenham Hotspur . Kaliya 17 kulan oo uu maamulayay, Nuno Espirito Santo ayaa laga saaray booskiisa Isniintii ka dib shan guuldarro 10 kulan oo Premier League ah. si kastaba ha ahaatee, waxay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII