Antonio Rudiger Oo Iska Diiday In Uu Heshiis Cusub U Saxiixo Chelsea.

Antonio Rudiger ayaa lagu soo waramayaa inuu markale u cadeeyay Chelsea inuusan haatan xiiseyneyn inuu wadahadal Heshiis kordhin ah la galo kooxda chelsea Xiddiga 28 jirka ah oo haatan xulka qaranka Germany u matalaya tartanka Euro 2020 ayaa ku dhibaatooday in uu kulamo u ciyaaro qaybtii hore ee xilli ciyaareedka ka hor inta uuna dib […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII