Arin Suncad daro ku ah Cristiano Ronaldo oo maanta lagu Sameeyay Garoonka Old Trafford

Boodh lagu taageerayo haweeney ku eedaysay Cristiano Ronaldo fal galmo ah ayaa la suray garoonka Old Trafford intii lagu jiray ciyaartiisii ​​soo laabashada ee Manchester United. Kooxda u ololeeya xuquuqda dumarka ee Level Up ayaa sheegtay inay rabaan inay “xusuusiyaan dad badan” eedeymaha kufsiga ee loo soo jeediyay. Kathryn Mayorga ayaa sheegtay in uu ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII