Arintan Cadayn Ma U Tahay In La Ogaaday Kooxda Uu Sergio Ramos Ku Biiri Doono Xagaagan.

Sida laga soo xigtay wargeysyada, Sergio Ramos ayaa bilaabay in uu Guri Ka raadsado Magaalada kooxda uu ku biirayo kadib markii uu ka tagay kooxda Real Madrid. Sergio Ramos ayaa ka tagay kooxda Real madrid todobaadkii hore kadib 16 sano oo uu jooay kooxda Real Madrid kadib markii uu heshiis cusub la gaadhi waayay kooxda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII