Arsenal Arteta oo ka hadlay hadii Tomiyasu uu diyaar u yahay kulanka Premier league

Tababaraha Arsenal Mikel Arteta ayaa qirtay inaysan wali helin ogolaanshaha shaqada saxiixa cusub Takehiro Tomiyasu. Tomiyasu wuxuu kaga soo biiray Bologna maalintii kama dambaysta ahayd. Ku lug lahaanshihiisa kulanka Norwich weli shaki ayaa ku jira, si kastaba maadaama uu sugayo dukumintiga la xiriira. “Waxaan u baahannahay oggolaanshaha shaqada marka hore,” ayuu yiri Arteta. “Naadigu wuxuu aad ugu dadaalayaa inuu taas […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII