Arsenal & Chelsea Oo PSG Ku Cidhiidhinaya Xiddig Aad Loo Qiimeeyo.

Kooxaha Chelsea iyo Arsenal ayaa la sheegayaa in ay si dhab ah ugu biireen baacsiga loogu jiro saxiixa xiddiga kooxda Inter Milan ee Achraf Hakimi. Kooxda ku guulaystay Serie A-da ayaa doonaysa in ay iska iibiso xiddiga kuna iibiso lacag dhan 80 milyan oo euro kadib markii uu Antonio Conte ka tagay kooxda. Wargayska Daily […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII