Arsenal iyo Man United oo ku biiray liiska kooxaha doonaya xiddiga Bayer Leverkusen ee Florian Wirtz

Wararka ka imanaya Spain ayaa sheegaya in kooxaha Arsenal iyo Man United ku biireen liiska dheer ee kooxaha doonaya xiddiga Bayer Leverkusen ee Florian Wirtz. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee 18-jirka ah ayaa kooxaha waaweyn ku soo jiitay bandhigyadiisa qeybtii hore ee xilli ciyaareedka. Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa dhaliyay labo gool seddex kalena caawiye ka ahaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII