Arsenal & Liverpool Oo Loo Sheegay Wadada Ay Ku Heli Karaan Saxiixa Yves Bissouma.

Kooxda Brighton ayaa kooxaha Liverpool iyo Arsenal u sheegtay qiimaha ay ku heli karaan saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Yves Bissouma sida ay sheegayaan wararku. The Sun ayaa sheegeysa in Brighton ay madaxa xiddiga dul dhigtay lacag dhan 40 milyan oo euro kadib markii ay kooxaha Liverpool iyo Arsenal xiiso u muujiyeen saxiixa xiddiga khadka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII