Arsenal oo 20 milyan ginni dul dhigtay Eddie Nketiah

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay 20 milyan oo ginni ku dooneyso Eddie Nketiah . 22 jirkaan ayaa kaliya loo isticmaalay qeyb ahaan intii Mikel Arteta uu xilka hayay, iyadoo Pierre-Emerick Aubameyang iyo Alexandre Lacazette ay ka horeeyeen. Dhaawac canqowga ah ayaa ka hor istaagay Nketiah inuu helo xoogaa daqiiqado ah bilowga xilli ciyaareedka 2021-22, […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII