Arsenal Oo Badalka Bernd Leno Ka Heshay Barcelona.

Arsenal ayaa isku dayi doonta inay lasoo saxiixato goolhayaha Barcelona Neto ka hor xilli ciyaareedka soo socda, sida ay sheegayaan wararku. 31-sano jirkaan ayaa dookha 2-aad u ahaa kooxda Barcelona isaga oo ka dambeeya Goolhaye Marc Andre-ter Stegen tan iyo markii uu Barca kaga soo biiray kooxda Valencia sanadkii 2019. Iyadoo Ter Stegen uu dhaawac […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII