Arsenal Oo Badalka Hector Bellerin Ka Arkootay Premier League.

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay xiddiga daafaca Midig uga ciyaara kooxda Norwich City ee Max Aarons u calaamadsatay badalka Tooska ah ee Hector Bellerin. Kadib markii uu Hector Bellerin ka baxay qorshaha Mikel Arteta ee dookha 1-aad ee daafaca Midig kulamadii ugu dambeeyay waxa soo baxaya warar sheegaya in ay kooxdu doonayso in ay […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII