Arsenal Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Xiddig Ay Mikel Arteta Kaga Dhagtay.

Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay dalab cusub ka gudbisay xiddiga khadka dhexe ee kooxda Lyon ee Houssem Aouar sida ay sheegayaan wararku. Khadka dhexe ee ee reer France¬† ayaa bartilmaameed u ahaa Mikel Arteta xagaagii la soo dhaafay iyadoo Gunners laga diiday laba dalab oo ay ka gudbisay saxiixa xiddiga khadka dhexe. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII