Arsenal Oo Dar-Dar Galinaysa Baacsia Ay Ugu Jirto Saxiixa Ben White

Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay isku diyaarinayso in ay dar-dar galiso baacsiga ay ugu jirto daafaca dhexe ee kooxda Brighton ee Ben White kadib markii uu xiddigu ka soo laabtay waajibaadka xulka qarankiisa. Xiddiga 23 jirka ah ayaan ciyaarin wax daqiiqad ah intii uu socday tartanka Euro 2020 waxana si weyn loola […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII