Arsenal oo dib u heshay Saddex Xidig oo dhaawac kaga maqnaa Kulanka Norwich oo la filayo

Tababaraha Arsenal Mikel Arteta ayaa helay xidigo muhiim ah ka hor kulanka Arsenal iyo Norwich Sabtida iyadoo seddex ciyaaryahan ay ku soo laabteen tababarka dhaawac kadib. Gunners ayaa si aad ah ugu baahan natiijo dhamaadka isbuucaan ka dib markii laga badiyay seddexdii kulan ee furitaanka, iyadoo haatan cadaadis uu saaran yahay Arteta inuu wax ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII