Arsenal oo diyaar u ah inay dhageysato dalabyada Pierre-Emerick Aubameyang

@Reuters Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay iska iibiso Pierre-Emerick Aubameyang iyagoo raadinaya inay lacag u aruuriyaan ciyaartooy cusub ka dib bilowgooda ugu xumaa xilli ciyaareed 118-kii sano ee ay jireen. Sida laga soo xigtay The Telegraph, Arsenal hadda uma aragto Aubameyang lama huraan mana hor istaagi doonto haddii koox kale […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII