Arsenal oo diyaar u ah inay iibiso Pierre-Emerick Aubameyang xagaagan

@Reuters Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay u furan tahay dalabyada Pierre-Emerick Aubameyang ka hor dhamaadka bishaan. 32 jirkaan ayaa dhaliyay 85 gool waxaana uu caawiyay 19 caawin 148 kulan oo uu u saftay Gunners tan iyo markii uu ka soo dhaqaaqay Borussia Dortmund bishii Janaayo 2018. Aubameyang ayaa kaliya dhaliyay 10 gool oo Premier League ah xilli […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII