Arsenal Oo Gaadhay Guusheedii Ugu Horaysay Ee Kulamada Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub.

Arsenal ayaa 4/1 ku garaacday kooxda Millwall kulan ka dhacay garoonka tababarka Gunners ee London Colney iyaga oo sidaas ku gaadhay guushoodii ugu horaysay ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub. Gunners ayaa kansashay safarkoodii dalka Maraykanka kadib markii qof ka mid ah kooxda laga helay xanuunka Koroan taas oo keentay in ay kooxdu iska joogto […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII