Arsenal Oo Garaacday Crystal Palace & Nicolas Pepe Oo Wacdaro Dhigay.

Kooxda Arsenal ayaa garaacday kooxda kooxda Crystal Palace kulan ka tirsanaa horyaalka premer League. Arsenal ayaa ahayd kooxda maamulaysay ciyaarta marka loo eego dhinaca kubad hasashada laakiin Crystal palace ayaa ahayd kooxda fiican dhanka samaynta fursadaha iyo dhinaca laadadka lagu laagay Goolhayaha. Daqiiqadii 36-aad ayay Arsenal dhalisay goolka 1-aad ee ciyaarta waxana u dhaliyay xiddiga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII