Arsenal Oo Garaacday West Brom & Wiilasha Arteta Oo Ku Cadho Bur-Buray Kooxda U Dagaalamaysa Sii Joogista Horyaalka.

Kooxda Arsenal ayaa garaacday West Brom kulan ka dhacay Emirates kana tirsanaa horyaalka Premier League kulan ay Arsenal cadhadii ka hadhista Europa league kula dul dhacday West Brom. Arsenal ayaa ciyaarta ku bilaabatay si dar-dar leh iyava oo West Brom ku qaadayay weerar aan kala joogsi lahayn oo ay ku raadinayeen goolal ay ciyaarta ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII