Arsenal oo guul 1-0 ka gaartay kooxda Burnley, Gunners oo badisay kulankeeda labaad oo Xiriir ah

kooxda Arsenal ayaa mar kale boorka iska jaftay waxana ay guul ka gaareen kooxda Burnley kulan ka tirsan Horyaalka premier league oo ku soo dhamaaday 1-0. Gunners ayaa ku jirtay mid kamid ah Waqtigeeda ugu adkaa kadib guul-darooyin ay ku bilaabatay horyaalka lakin guusha Maanta ayaa ka saacideysa in ay dib isku soo dhisto. Xidiga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII