Arsenal Oo Guuldaro Kala Kulantay Villarreal Kulan Laba Kaadh Oo Casaan Ah La Bixiyay & Man United Oo Xasuuqday Roma.

Manchester United iyo Villarreal ayaa guulo ka soo hooyey lugta hore ee wareegga semi-finalka tartanka Europa League, iyagoo karbaashay Roma iyo Arsenal Manchester United ayaa guul weyn ka soo hoysay Roma oo ay ku qaabbishay garoonka Old Trafford, waxaanay ku burburisay 6-2 iyadoo Edinson Cavani iyo Bruno Fernandes ay min laba gool dhaliyeen. Villarreal ayaa […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII